×
Image

ISLAAMKA ODHAAH KOOBAN OO UGA HADLAYSA ISLAAMKA, SIDA QUR'AANKA KARIIMKA IYO SUNADDA NABIGU-SALLALLAAHU CALAYHI WASALAM- UGA WARAMEEN. - (Soomaali)

ISLAAMKA ODHAAH KOOBAN OO UGA HADLAYSA ISLAAMKA, SIDA QUR'AANKA KARIIMKA IYO SUNADDA NABIGU-SALLALLAAHU CALAYHI WASALAM- UGA WARAMEEN.

Image

ANIGU WAXA AAN AHAY MUSLIM - (Soomaali)

ANIGU WAXA AAN AHAY MUSLIM

Image

RASUULKA-ISLAAMKU, WAA MUXAMED AMAAN IYO NAXARIIS IYO NABADGALYO KORKIISA HA,AHAATEE - (Soomaali)

RASUULKA-ISLAAMKU, WAA MUXAMED AMAAN IYO NAXARIIS IYO NABADGALYO KORKIISA HA,AHAATEE

Image

QURAANIKA KARIIMKA Iyo Tarjamada Macnihiisa Ee Afka Soomaaliga - (Soomaali)

QURAANIKA KARIIMKA Iyo Tarjamada Macnihiisa Ee Afka Soomaaliga

Image

Su, aalo iyo jawaabo caqiido ah - (Soomaali)

Su’aalo iyo jawaabo ku saabsan caqiidada islaamka iyo macnaha iimaanka iyo farqiga u dhexeeya iimaanka iyo islaamka

Image

shiico ka digtoonaada - (Soomaali)

muxaadaro kooban oo ka hadlaysa shiicada iyo waxa ay ka aaminsan yihiin Aala baytka iyo saxaabada, iyo sida ay dariiqa uga leexsan yihiin.

Image

maqaamka Rusuulka scw - (Soomaali)

Muxaadaro ku baxaysa qaabka su’aasha iyo jawaabta oo ka hadlaysa meeqaamka iyo martabada uu leeyahay nabi muxamed scw iyo meeqaamka ay leeyihiin Rususha kale scw..

Image

shiicada iyo mawaaqiftooda 1 - (Soomaali)

muxaadarooyin taxane ah ka hadlaya shiicada iyo taariikhdooda iyo waxyaabaha ay aamin san yihiin, muxaadarada koowaad waxa uu kaga hadlay taaraakhda shiicada iyo waxa ay ka aaminsan yihiin qur aanka , meelaha ay iska eegyihiin yahuuda.

Image

shiicada iyo mawaaqiftooda 2 - (Soomaali)

muxaadarooyin taxane ah ka hadlaya shiicada iyo taariikhdooda iyo waxyaabaha ay aamin san yihiin, muxaadarada labaad waxa uu kaga hadlay mawqifka shiicadu ay ka aaminsan yihiin sunada nabiga scw. Iyo saxaabada nabiga scw.

Image

shiicada iyo mawaaqiftooda 3 - (Soomaali)

muxaadarooyin taxane ah ka hadlaya shiicada iyo taariikhdooda madow ee ay kaga jiraan taariikhda islaamka, dhacdooyinka arintaas muujinaya, sida dilalkii ay u gaysteen muslimiinta iyo madaxdooda.

Image

musxafka mucalimka - 001 - (Soomaali)

musxafka mucalminka ee barashada quraanka kariimka, sadexda jus ee ugu danbeeya quraanka oo uu la socdo tafsiirkiisa oo af soomaali ah.