Macnaha Qalbiga ka fayow xanuunada ku dhaca, xaasidnimada iyo kala taga iyo isnacaybka iyo dhibaatooyinka ay u leedahay mujtamaca, khatarta ay leedahay in ceebaha dadka laga sheekeeyo.
Laab fayoobi (wanaag) - (Soomaali)
Qiimaha Waqtiga iyo ahmiyadiisa - (Soomaali)
Waqtiga iyo ahmiyadiisa iyo sida looga faa iidaysanayo waqtiga, iyo sida ay dadkii wanaagsanaa ee hore uga faa iidaysan jireen waqtigooda.
Axkaamta iibka - (Soomaali)
Axkaamta iibka iyo shuruudiisa, iyo noocyada iibka xaaraamta ah, shirkadaha iyo qaybaha ay u qaybsamaan dhanka fiqiga iyo xukunkooda.
Qaraabo xidhiidhinta - (Soomaali)
Macnaha qaraabo xidhiidhinta iyo fadliga ay leedahay , khatarta ku sugan qaraabo goynta, asbaabaha keena qaraabo goynta, iyo calaamadaha ku tusinaya arintaas, su’aalo muhiim ah.
Sababaha guusha - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa : sababaha umada muslinka u keeni kara guusha oo ay ka mid tahay: ilaahay oo si dhab ah loo rumeeyo, cilmiga iyo camal wanaagsan oo la raaciyo, jihaadka lagula dagaalamayo gaalada, sabirka.
Himiga wayn - (Soomaali)
Macnaha hamiga sareeya, sababaha lagu gaadho hamiga wayn, iyo dariiqa loo maro, midhaha lagu gaadhayo, tusaalooyin hamiga wayn.
Muxaadaro ka hadlaysa: dhibaatada iyo fitnada ay keentay in la aado wadamada reer galbeedka, taas oo ay ka mid tahay: qoyskii oo burburay, akhlaaqadii oo hoos u dhacday, aduunyadii oo la jeclaaday i.w.m
Balantii uu nabigu la galay haweenka - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa waxyaabihii uu nabigu kula balamay haweenkii muslimiinta ahaa , iyo waxyaabaha laga rabo haweenka guud ahaanba.
Saaxibka wanaagsan - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa saaxiibka wanaagsan iyo adilada ku tusinaysa arintaas, iyo sida qofku ku helayo saaxiibka wanaagsan, tusaalooyin ka saaxibada wanaagsan.
Tarbiyada islaamka - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa tarbiyada islaamka iyo qaybaheeda kala duwan, iyo qaabka loo tarbiyeeyo qofka.
Dhawrsanaanta muslimka - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa dhawrsanaanta qofka muslimka, sharaftiisa, iyo tusaalooyin arintaas ku tusaya oo ku sugan diinta.
Caqabaadka dhalinyarada ka hor yimaada - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa ahmiyada dhalinyarnimadu, iyo caqabadaha soo wajaha noloshiisa, iyo sida uu uga gaashaaman karo. Dhalinyaro nolosha ka guulaystay.

API
