Muxaadaro ka hadlaysa in xaga eebo loo ordo oo la magan galo, iyo arimaha kugu kaalmaynaya arintaas.
In xaga eebe loo baxsado - (Soomaali)
Janadu lugaha hooyada ayay taalaa - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa baarinimada waalidka , iyo xaqa hooyadu leedahay.
Dhibaatooyinka qiyaamaha - (Soomaali)
• Muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya maalinta qiyaamaha iyo dhibaatadeeda. Nolosha aduunyada iyo qiimaheeda. Qabriga iyo imtixaanka yaala meeshaas. • Muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya maalinta qiyaamaha iyo dhibaatadeeda. Marxaladaha uu qofku marayo aduunyada iyo aakhiradaba. Suurta kowaad iyo ta labaad. • Muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya....
Dhismaha guriga muslimka - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa dhismaha guriga muslimka iyo maqaamka uu dhigay islaamku haweenayda. Mabaadida uu ku dhisan yahay guriga muslimka sida: in hogaanka loo daayo sawjka, in lawada tashado, in la is adeeco, in la xifdiyo sirta.
Qaabkee Ayaan qur’aanka u akhriyaynaa - (Soomaali)
Makaanka Qur’aanka kariimka ah, iyo aadaabta loo akhrinayo.
Qisadii nabi yuusuf - (Soomaali)
Qisadii nabi yuusuf iyo talooyinka iyo waanooyinka ku jira.
Furaha Badhaadhaha qoyska - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa guurka iyo wanaaga uu xambaarsan yahay marka lagu dhaqo guriga diinta islaamka.
Xijaabka haweenka - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa xijaabka iyo shuruudiisa,
Xaqqa jaarka - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa : xaqqa jaarka iyo ajarka wayn ee ku jira dhawristiisa.
Haween qur’aanku ka sheekeeyay - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa haweenka uu qur’aanku ka sheekeeyay: Maryam iyo aasiya, iyo faa idooyinka ku dheehan qisadoodaas.
Salaatu laylka - (Soomaali)
Muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya axkaamta salaatu laylka (tahajudka) , iyo fadliga uu leeyahay.
Kuwii janada u bohol yoobay - (Soomaali)
Qisooyin dhab ah oo ka hadlay dadka janada, iyo sida ay asxaabtu ugu dadaalayeen in ay helaan janada Eebe.

API
