muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya dagaalkii badar iyo sidii uu u dhacay, iyo guushii ay gaadheen dadka muslimiinta ah.
dagaalkii badar 2 - (Soomaali)
su’aalo ku saabsan sakada iyo shirkadaha 2 - (Soomaali)
su,aalo ku saabsan sida sakada loo bixinayo iyo su aalo kale oo ku saabsan shirkadaha cusub sida ay u dhisan yihiin iyo sida maalkooda looga sako bixinayo.
fadliga tobanka danbe - (Soomaali)
muxaadaro ka hadlaysa fadliga tobanka danbe, ictikaafka iyo shuruudihiisa, iyo muhiimada ictikaafka
geerida xasuusta - (Soomaali)
muxaadaro ka hadlaysa xasuusta geerida iyo faaidooyinka ay qofka bili aadamka u leedahay,
sababaha keena cadaabul qabriga - (Soomaali)
khudbad kooban oo sheeku kaga hadlayo qabriga iyo waxyaabaha qofka sugaya, iyo asbaabta keenta cadaabul qabriga, oo ka badan 10 sababood.
sababaha naarta lagu galo - (Soomaali)
khudbad kooban oo sheeku kaga hadlayo waxyaabaha naarta qofku ku mutaysto ee ka dhigaysa in uu ku waaro naarta.
maalinta aakhiro iyo xasuusteeda - (Soomaali)
khudbad ka hadlaysa maalinta qiyaamaha iyo sida la rabo in loogu diyaar garoobo dhibta meeshaas ka jirta.
kalmad xajka ka hadlaysa - (Soomaali)
kalmad kooban oo ka hadlaysa xajka iyo shuruudihiisa, meelaha laga xarmanayo, goorta la xarmanayo, iyo arkaantiisa, iyo maxaa ka mamnuuca qofka xaajiga ah
su aalo Xajka ku saabsan - (Soomaali)
su, aalo ku saabsan xajka , sida: hadii dayn aan ku xajiyo ma iga saxmayaa xajkaygu, guurka iyo xajka keebaan horaysiiyaa. ma ka xajin karaa waalidkay aniga oo aan xajiyin anigu.
fadliga 10 dul xijjah - (Soomaali)
muxaadaro ka hadlaysa fadliga tobanka hore ee bisha dul xijjah oo ah maalmaha ugu fadli badan oo Ilaahay sw. ku dhaartay sida ku cad suurada Alfajr, sidoo kalena nabigeenu scw. sheegay , fadliga ku jira
sakada fidriga - (Soomaali)
muxaadaro ka hadlaysa sida sakada fidriga loo bixinayo, iyo wakhtiga la bixinayo ,iyo xukunka hadii uu qofku dhaafiyo wakhtigeedii
musxafka mucalimka - 058 - (Soomaali)
musxafka mucalminka ee barashada quraanka kariimka, sadexda jus ee ugu danbeeya quraanka oo uu la socdo tafsiirkiisa oo af soomaali ah.

API
