Muxaadarooyin ka hadlaya ilaalinta indhaha iyo faa idooyinka ay u leedahay quluubta dadka.
Ilaalinta indhaha - 2 - (Soomaali)
Ilaalinta indhaha - 3 - (Soomaali)
Muxaadarooyin ka hadlaya ilaalinta indhaha iyo faa idooyinka ay u leedahay quluubta dadka.
Ka qayb galka xafladaha raga iyo hawenka - (Soomaali)
waa su’aal la waydiiyay sheekha oo ku saabsan : ka qaybgalka xafladaha ay wada ciyaarayaan raga iyo haweenku?
Su’aalo aad u qiimo badan - (Soomaali)
su’aalo muhiim ah oo ku saabsan raga iyo dumarka isfura, iyo iskala sheegashada.
Axaadiis ka hadlaya shacbaan - (Soomaali)
fadliga bisha shacbaan iyo axaadiista ku soo aroortay nabiga sallalahu calayhi wasalam
sideen ramadaan ku qaabilnaa - (Soomaali)
sideen ramadaan ku qaabilnaa? waa muxaadaro uu kaga hadlayo sheekhu sidii qofka muslimka ah u qaabili lahaa bisha ramadaan, iyo sidii uu uga faaidaysan lahaa khayrkeeda.
(qodobo muhiim ah (soonka - (Soomaali)
muxaadaro cusub oo ka hadlaysa 10 qodob oo muhiim ah sida: soonku ayuu ku waajibay? maxaa jabiya soonka? IWm
faa idooyinka soonka - (Soomaali)
muxaadaro kooban oo ka hadlaysa faa idooyinka soonka aduun iyo aakhiraba, sidoo kale cadaynaysa waxyaabaha jabiya
su’aalo ku saabsan soonka - (Soomaali)
su’aalo kooban oo ku saabsan soonka, gaar ahaan dhanka cunida iyo cabida iwm.
hadii qof haween ahi wiil iska dhigo? - (Soomaali)
su,aal ku saabsan: hadii qof rag ahi uu haween iska dhigo ama qof haween ahi rag iska dhigo muxuu noqonayaa xukunkoodu?
su’aalo ku saabsan sakada iyo shirkadaha 1 - (Soomaali)
su,aalo ku saabsan sida sakada loo bixinayo iyo su aalo kale oo ku saabsan shirkadaha cusub sida ay u dhisan yihiin iyo sida maalkooda looga sako bixinayo.
dagaalkii badar 1 - (Soomaali)
muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya dagaalkii badar iyo sidii uu u dhacay, iyo guushii ay gaadheen dadka muslimiinta ah.

API
