Muxaadaro ka hadlaysa qalbi engega iyo asbaabta keenta arintaas, iyo sida looga gaashaaman karo.
Qalbi-engaga - (Soomaali)
Isqurxinta - (Soomaali)
Macnaha isqurxinta iyo noocyada ay u qaybsanto, iyo isticmaalka waxyaabaha la isku qurxio.
Calaamadaha qiyaamaha - (Soomaali)
Muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya calaamadaha qiyaamaha kuwooda waawayn iyo kuwa yaryarba. Qofwalbow bal u fiirso oo ka faaidayso.
Khilaafka iyo xalkiisa - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa is khilaafka iyo noocyadiisa, iyo asbaabta keenta is khilaafka iyo sida loo daawaynayo dhibaatooyinka ay keenaan khilaafkaadku.
Ilbaxnimada - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa macnaha ilbaxnimada iyo sida ay reer galbeedku u arkaan ilbaxnimada.
Toosnaanta - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa macnaha toosnaanta, iyo Asbaabaha keena ku toosnaanta jidka ilaahay, taasi oo ay ka mid tahay: sabirka , bulshada wanaagsan, i.w.m
sharaxa manduumada abu Isxaaq Albiiri - (Soomaali)
waa silsilad ku saabsan sharaxa manduumada uu qoray Abu Isxaaq Albiyaari , taasi oo ku saabsan waano uu u dirayo wiilkiisa , isaga oo ku boorinayaa barashada cilmiga iyo aadaabtiisa.
qayb ka mid ah tilmaamaha dadka muminiinta - (Soomaali)
kalmad gaaban oo ka hadlaysa tilmaamaha dadka muminiita ahi leeyihiin ee quraanku sheegay, sida baqdinta ilaahay, salaada oo ay xifdiyaan ,sadaqada oo ay la baxaan I.w.m
sharaxa kitaabka At-tibyaan ee imam nawawi - (Soomaali)
kitaabkan waxa uu ka hadlayaa cutubyo waawayn oo ku saabsan qur,aanka sida: aadaaba mucalimka quraanka iyo ardayga baranayaba, aadaabta dadka quraanka xifdisan, fadliga suuradaha iyo aayadaha, I.w.m
qisooyin dhab ah - (Soomaali)
waa qisooyin dhab ah oo ka hadlaya waxyaabo dhacay oo lagu waano qaato
sharaxa kitaabka tuxfatul aladhfaal - (Soomaali)
sharaxa kitaabka tuxfatul aladhfaal, waxa aad ka baranaysaa tajwiidka quraanka kariimka, si fudud ayuuna kuugu sharxayaa axkaamta tajwiidka.
Sharaxa kitaabka Aljazirayah - (Soomaali)
waa sharax aad u faahfaahsan oo ku saabsan kitaabka Aljazariya oo ku saabsan cilmiga tajwiidka iyo barashadiisa. kaasi oo kuu sahlaya in aad si quman u akhrido kitaabka Alle.

API
