waa duruus ku baxaysa afka soomaaliga oo ah sharaxa kitaabka Alqawaacid Alfiqhiya,
Sharaxa kitaabka qawaacid fiqhiya - (Soomaali)
Sharaxa Kitaabka Siirada Nabiga - (Soomaali)
waa sharaxa kitaabka Alfusuul fii siirati AR-rasuul oo uu qoraaga kitaabku kaga hadlay dhacdooyina ugu muhiimsan ee siirada nabigeena SCW.
Sifada Waysada iyo gabagabaysiga iyo Maydhashada - (Soomaali)
Sifada Waysada iyo gabagabaysiga iyo maydhashada lawxo lagu sawiray oo ku xardhan Luuqadda Carabida. Waxa Diyaariyay Sh Dr:- Haysam Sarxaan. Waxa ku dhex jira in kooban oo ka mida sifada iyo qaabka waysada iyo gabagabaysiga iyo maydhashadii nabiga iyadoo ay la socdaan sawiro cadeeynaya
Sifada iyo qaabka ay ahayd salaadii Nabigu CSW - (Soomaali)
Sifada iyo qaabka ay ahayd salaadii Nabigu CSW
Akhlaaqda qofka muslimka ah - (Soomaali)
Akhlaaqda qofka muslimka ah
Maxaynu udabaal dagi wayney sanadka miilaadigaa? - (Soomaali)
Maxaynu udabaal dagi wayney sanadka miilaadigaa?
Su'aalo ku saabsan Xoolaha iyo Shimbiraha Qur'aanka Kariimka ah
Naxwaha carabiga oo kooban - (Soomaali)
Naxwaha carabiga oo kooban waxaan ka turjumay kitaabka la yiraahdo "Xeerarka afka carabiga oo kooban" الموجز في قواعد اللغة العربية ee uu qoray Siciid Maxamed Axmed oo loo yaqaan "Siciid Al-Afgaani". Mana wada turjumin naxwahaasi ee waan soo koobay.
Sheekooyinkii ugu wanaagsanaa - (Soomaali)
Sheekooyinkii ugu wanaagsanaa أحسن القصص waxaan u qoray Soomaalida jecel sheekooyinka Islaamiga ah, rabana inay u sii gudbiyaan caruurtooda.
Xeerarka tajwiidka Qur’aanka - (Soomaali)
Xeerarka qurxinta aqriska Qur’aanka, أحكام تجويد القرآن waxaan u qoray Soomaalida jecel iney bartaan, rabana inay u sii gudbiyaan caruurtooda.
Meeqaamka Haweenka (heerka hawaynada) - (Soomaali)
Haweenayda: halka ay kaga jirto mujtamaca, sida gaaladu u burburinayaan maqaamkii aad lahayd, maxay ka rabaan reer - galbeedku gabadha muslimka ah?
Qisada asxaab al - kahfiga (qoladii godka) - (Soomaali)
Qisadii asxaab al-kahfi ( kooxdii godka).

API




